jaansaar
(m.l)

Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.

jaansaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Kabo duugoobay sar cusub saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaansaar ↴

jaansaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.

jaansaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaansaar².

jaansaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaansaaran. ld jaansaarnaansho.

jaansaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaansaarnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg