jaarri
(m.l)Muran iyo canaad isku jira.
jaarri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Muran iyo canaad isku jira muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaarri ↴
jaarrin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaarri².
jaar [m.l] (-rar, m.l)
1. Dad guryo isu dhaw deggan. 2. ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro. 3. Haruub; bire.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg