jaaso
(m.dh) (-ooyin, m.l)Wax looga gudo qof xumaan sameeyey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaaso ↴
ijaaso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
najaaso [m.dh]
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
najaasoobid [m.f.dh]
eeg najaasow. ld nijaasoobid.
najaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
nijaaso [m.dh]
ld najaaso.
nijaasoobid [m.dh]
ld najaasobid.
nijaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld najaasow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg