jaawin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg jaawi². ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaawin ↴
jaawis [m.l]
ld jaawin.
bac [m.dh] (-cyo, m.l)
1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.
farjaawin [m.dh]
ld jaawin.
farjaawis [m.l]
ld jaawin.
farjawin [m.dh]
ld jaawin.
farjawis [m.l]
ld jaawin.
suuldhabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Far jaawin.
jaaw [m.dh]
Digir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.
jaaw [m.l]
Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer¹, jaawqarrir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg