jaaxid
(m.l) (-dyo/-diin, m.dh)

Nin bareer iyo ogaal wax u asaraara, wax u inkira.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaaxid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg