jaay
(m.l)

ld jay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaay

garri [m.dh]
1. Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay. 2. Turumb.

jay [m.l]
1. ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo. 2. J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.

sajaayad [m.dh] (-do, m.l)
Salli yar oo lagu tukado. ld sijaayad.

sijaayad [m.dh]
ld sajaayad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg