jabhad
(m.l) (-do, m.l)

Qof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani

jabhad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Weji. 2. Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabhad

gobannimaddoon [m.l] (-nno, m.dh)
1. Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal. 2. Qof ka tirsan jabha.

shuftanimo [m.dh]
(taar.) Dagaalyahan ee dagaallamaaya oo ka mid ah ciidan aan rasmi ahayan, ee ka soo horjeeda ciidamada dawladda iyo booliska; jabhad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg