jabo
(m.dh)

1. Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan. 2. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabo

jabad [m.l] (-dyo, m.dh)
Berrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. ld jabo.

hanjabo [m.dh]
ld hanjabid.

jajabow [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Xanuun qabatin yaryar leh oo ku dhaca haweenka uurka leh marka sidkoodu soo dhowaado.

maxajabo [m.dh]
ld maxajabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg