jabsad
(m.l)

ld jabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabsad

afcadde [m.l]
Wan weyn oo jabsaday.

fatahaad [m.dh]
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.

jabsasho [m.f.dh]
eeg jabso. ld jabsad, jabsi.

jilbajabsad [m.l]
ld jilbajabsasho.

jilbajabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg