jacbur
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacbur

jacburan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Waxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld jacbursan.

jacburasho [m.f.dh]
eeg jacburo. ld jac-bursasho, jacbursad, jacbursi.

jacburi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Jacbur samayn.

jacburin [m.f.dh]
eeg jacburi. ld jacburis.

jacburis [m.l]
ld jacburin.

jacburnaan [m.f.dh]
eeg jacburan. ld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.

jacburnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jacburnaan.

jacburni [m.dh]
ld jacburnaan.

jacburo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ray, -rtay)
Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg