jacburi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Jacbur samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburi

jacburin [m.f.dh]
eeg jacburi. ld jacburis.

jacburis [m.l]
ld jacburin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg