jacburo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ray, -rtay)

Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburo

jacburasho [m.f.dh]
eeg jacburo. ld jac-bursasho, jacbursad, jacbursi.

jacburso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld jacburo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg