jacbursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-sanaa, -sanayd)

ld jacburan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacbursan

jacburan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Waxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld jacbursan.

jacburnaan [m.f.dh]
eeg jacburan. ld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.

jacbursanaan [m.dh]
ld jacburnaan.

jacbursanaansho [m.l]
ld jacburnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg