jacburso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld jacburo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburso

jacburo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ray, -rtay)
Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.

jacbur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg