jacjacid
(m.f.dh)

eeg jacjac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacjacid

jacjac [m.l]
Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.

jacjac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg