jactadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dhar iwm jactad ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jactadi

jactadid [m.f.dh]
eeg jactad².

jactadin [m.f.dh]
eeg jactadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg