jadeerwacad
(m.l)

ld jadeerwacasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadeerwacad

jadeerwacasho [m.f.dh]
eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad.

jadeerwac [m.l]
1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.

jadeerwac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg