jadiin
(m.l) (-nno, m.dh)

1. ld jidiin. 2. Cunto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadiin

laabjeex [m.l]
(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar. laabqarrar

liq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.

liqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg