jadwal
(m.l) (-llo, m.dh)

Qorshe ammineed muujinaya sida hawl loo fulinayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadwal

shax [m.dh]
1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg