jafaal
(m.l)

1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad weyn; tiirri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafaal

jafaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.

jafaalin [m.f.dh]
eeg jafaali. ld jafaalis.

jafaalis [m.l]
ld jafaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg