jafaliil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-llo, m.dh)

J. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafaliil

jafaliile [m.l]
Shayddaan; indhaxamil.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg