jafjaf
(m.l)

1. Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay. 2. Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.

jafjaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

1. Qolof, jilif iwm geed ka ridid. 2. Gogol iwm boor ka duulin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafjaf

jafjafid [m.f.dh]
eeg jafjaf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg