jafjafid
(m.f.dh)

eeg jafjaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafjafid

jafjaf [m.l]
1. Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay. 2. Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.

jafjaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Qolof, jilif iwm geed ka ridid. 2. Gogol iwm boor ka duulin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg