jafo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ftay, -fatay)

1. Qolof, jilif iwm geed ka goosasho. 2. Gogol boor ka duulin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafo

hurguf [m.l]
Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.

jafaal [m.l]
1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad weyn; tiirri.

jafasho [m.f.dh]
eeg jafo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg