jaguug
(m.l)

Xoolo ama qof madax adag oo hoggaamintiisu ay dhib badan tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaguug

jaguugnimo [m.dh]
Jaguug ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg