jahaadid
(m.f.dh)

eeg jahaad². ld jihaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahaadid

jihaadid [m.dh]
ld jahaadid.

jahaad [m.l]
(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.

jahaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg