jahawareersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld jaahwareersan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahawareersan

jaahwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan. jahawareersan

asqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Nafley jahawareersan ahaansho. 2. Qof aqso hayso ahaansho. ld aqsaysan.

jahawareersanaan [m.dh]
ld jaahwareer-sanaan.

jahawareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaahwa-reersanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg