jahays
(m.l)

ld jahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahays

jahayn [m.f.dh]
eeg jahee. ld jahays, jihayn, jihays.

jahaysad [m.l]
ld jahaysasho.

jahaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.

jahaysasho [m.f.dh]
eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.

jahaysi [m.l]
ld jahaysasho.

jahaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.

jahaysiin [m.f.dh]
eeg jahaysii. ld jihaysiin.

jahaysnaan [m.f.dh]
eeg jahaysan. ld jahaysnaansho, jihaysnaan, jihays-naansho.

jahaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jahaysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg