jahaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahaysan

jahaysnaan [m.f.dh]
eeg jahaysan. ld jahaysnaansho, jihaysnaan, jihays-naansho.

jihaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld jahaysan.

jahays [m.l]
ld jahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg