jahaysi
(m.l)

ld jahaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahaysi

jahaysasho [m.f.dh]
eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.

jahaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.

jahaysiin [m.f.dh]
eeg jahaysii. ld jihaysiin.

jihaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld jahaysii.

jihaysiin [m.dh]
ld jahaysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg