jahee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay, -haysay)

Qof jaho aadsiin. ld jihee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahee

jahayn [m.f.dh]
eeg jahee. ld jahays, jihayn, jihays.

jahaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.

jihee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-heeyay, -heysay)
ld jahee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg