jajuub
(m.l)

Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.

jajuub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Qof wax uusan raali ka ahayn ku sandullayn. ld jujuub².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jajuub

jajuubid [m.f.dh]
eeg jajuub². ld jujuubid.

jujuub [m.l]
ld jajuub¹.

jujuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld jajuub².

jujuubid [m.dh]
ld jajuubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg