jajuubid
(m.f.dh)

eeg jajuub². ld jujuubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jajuubid

jujuubid [m.dh]
ld jajuubid.

jajuub [m.l]
Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.

jajuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof wax uusan raali ka ahayn ku sandullayn. ld jujuub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg