jalaalaq
(m.l)

Dhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaalaq

jalaalaqayn [m.f.dh]
eeg jalaalaqee.

jalaalaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.

jalaalaqo [m.dh]
Hantida laga helo meel hore loo dhacay.

jalaal [m.l]
1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.

jalaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid dembi gashay ganaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg