jalaalid
(m.f.dh)

eeg jalaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaalid

jalaal [m.l]
1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.

jalaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid dembi gashay ganaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg