jalaw
(m.l)

Miraha digirta, yicibta iwm oo geedka ku qallalay.

jalaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-way, -wday)

Miro digir, loos iwm qallalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaw

jalawsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Miro digir, loos iwm wax qallalay ahaansho.

jalawsanaan [m.f.dh]
eeg jalawsan. ld jalawsanaansho.

jalawsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jalawsanaan.

jalwid [m.f.dh]
eeg jalaw².

jiijiile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Balag digir marka uu ka tago halcasaadka oo uusan gaarin jalawga. 2. Ilmaha shimbiraha ee aan weli duulimaad gaarin.

jal [m.l]
1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.

jal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg