jalbeebad
(m.l)

ld jalbeebsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeebad

jalbeebasho [m.f.dh]
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.

jalbeeb [m.l]
Hoosgalbeed.

jalbeeb [m.dh]
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg