jalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ashay, -alatay)

Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalo

ajalo [m.dh]
Geeri. ld ajal¹ (1).

jalasho [m.f.dh]
eeg jalo.

jaloof [m.dh]
(bot.) Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.

jalow [m.l]
Miraha digirta oo geedka ku qallalay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg