jaloof
(m.dh)

(bot.) Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaloof

jalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg