jalow
(m.l)

Miraha digirta oo geedka ku qallalay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalow

jal [m.l]
1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.

jal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg