jamaad
(m.dh)

Wax indhuhu jeclaystaan oo aad u qurxoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jamaad

hanjamaad [m.dh]
ld hanjabid.

jeel [m.l]
1. Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo. 2. Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan. 3. (-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg