jeermisdile

Qaabnax: m.l  Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh) 

1. (daaw.) eeg caabuqtire. 2. (daaw.) Daawo disha ama dhaqda jeermiyada waxaana loo isticmaalaa in lagu nadiifiyo qalabka qalliinka iyo qalab kaleba.


Ereygan Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg