jiifin
(m.f.dh)eeg jiifi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiifin ↴
dhambacaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhambacaad u jiifin.
jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.
jiif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg