jiifso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigasho. 2. (f.mg) Hurdo seexasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiifso ↴
jiifsasho [m.f.dh]
eeg jiifso. ld jiifsad.
jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.
jiif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg