jiirnax
(m.l)Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
jiirnax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -nixi)U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiirnax ↴
jiirnixid [m.f.dh]
eeg jiirnax².
jirnax [m.l]
ld jiirnax¹.
jirnax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld jiirnax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg