jilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilan ↴
jilnaan [m.f.dh]
eeg jilan. ld jilnaansho.
jil [m.l]
1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
jil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg