jilay
(m.l) (-yo, m.dh)Dheri jajabay jabkiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilay ↴
buux [m.l]
1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.
jilayn [m.f.dh]
eeg jilee. ld jilays.
jilays [m.l]
ld jilayn.
jilaysad [m.l]
ld jilaysasho.
jilaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
jilaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
jilaysasho [m.f.dh]
eeg jilayso. ld jilaysad, jilaysi.
jilaysi [m.l]
ld jilaysasho.
jilaysmid [m.f.dh]
eeg jilaysan¹.
jil [m.l]
1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
jil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.