jilbajabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilbajabsan

waalo [m.dh]
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.

jilbajabsanaan [m.f.dh]
eeg jilbajabsan. ld jilbajabsanansho.

jilbajabsanaansho [m.l]
ld jilbajabsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg