jimicso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Jimicsi samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimicso

jimicsasho [m.f.dh]
eeg jimicso. ld jimicsad, jimicsi.

jimic [m.l]
1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg