jimiimic
(m.l)1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.
jimiimic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimiimic ↴
jimiimicid [m.f.dh]
eeg jimiimic².
jimirric [m.l]
Naxariis; turaal; jimiimic.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg